FREE SHIPPING ON ALL UK ORDERS
Shopping Cart - £0.00

You have no items in your shopping cart.

Af-Soomali

DALBASHADA

Marka aad dalbato ama ibsato  shay waxaad heli doontaa email ku xaqiijinaya dalabkaagii waxaanan kuugu soo dirayna email address kii aad na siisay markii aad  is dewaan galisay  websiteka.

BIXINTA

Isla markii aad gaarto magalka iyo buuxiso dhammaan talaabooyinka, riix ' Place Order Now' button. Waxaad markaa ka dib laguu wareejiyey bogga bixinta PayPal si ammaan ah ku bixinaysid shaygaagii aad ibsatay lacagtiisi.

Habka lacag bixinta Paypal ee heblayo.com fadlan waxaad ogaata in aanad u baahnayn in aad lahaato paypal account si aad ugu bixiso shaygii aad ibsatay. Waanu aqbalaynaa dhamaan habka lacag bixinta soo socda ee online

Visa, Switch, Solo, UKE, American Express (AMEX), DC, Delta, JCB and MC.

WARBIXIN GEYNTA  

Qiimaha gayntu waa £ 1.99 ( ama FREE/Bilaash marka aad ibsato £80 & In ka badan).

Mudada ama waqtiga lagugu keenayo waa laba ilaa afar maalmood gudahood

Waxaan u dirnaa Mainland UK:

England

Scotland

Wales

Northern Ireland

Fiiro gaar ah: uma dirno Channel Islands, Highlands & Islands of Scotland, Shetlands

HEERKA GAYNTA EE EUROPE

Qiimaha  geyntu waa: £ 12.99  

Mudada  ama waqtiga lagugu keenayo waa 3 (saddex) ilaa 7 (todoba) maalmood gudahood

Waxaan u dirna Europe:

Austria            

Belgium

Denmark

Finland

France

Germany

Ireland

Italy

Luxembourg

Netherlands

Norway *

Spain

Sweden

Switzerland *

Fadlan Ogsoonow:

NORWAY & SWITZERLAND (kuma jiraan Midowga Yurub ) , marka waxay ku xidhan tahay qiima shayga aad ibsatay, mararka qaarkooda waxaa laga qaada cashuur ama lagama qaado. Cashuurta waxay ka qaataan marka alaabtu soo gaadho wadanka. Haddi la cashuuro waxa bixiya qofka shayga iska leh.

Nasiib darro, lacagta cashuurta ma ah waxaan ogaan karo waa ay kala duwanyihiin dalalku, mana sadaalin karno waxa laga qaadi.


Macluumaadka Guud


waxay kuu keenayaan shaygi aad ibsatay waqtiga caadiga ah la shaqaynayo waxayku waydiin in aad saxeexdo warqada, marka waxaa kugula talinayna marka lagu keenayo shaygi aad dalbatay in guriga qof u jooga ka qaada dalabkaagii

ADUUNKA INTIISA KALE

  • Waxaan  iminka u dirnaa oo qudha United Kingdom iyo  Wadamada ka tirsan Europe.

  • Waxaan si dhaqso leh u bilaabi doona in aanu u diro Wadamada kale ee Aduunka. Fadlan nagala soco warbahinta bulshada sida: Facebook, Instagram oo accountka uu yahay @heblayodotcom